Hanuuninta bulshada ee astaanta Östergötland, asalka liinta, qoraalka cad
|    |  Luqadda  |  Is Diiwaangelinta koorsada  |  Casharrada  |  Nagu saabsan  |  Nala soo xiriir  | 
 
Is Diiwaangelinta koorsada
 
Hanuuninta bulshada waa koorso adiga oo ah inta udhaxeysa 18 ilaa 64 sano jir oo dhawaan helay sharciga deganaanshaha isla markaana barnaamij aasaasid ka helaya xafiiska shaqada ee dadweeynaha ama ah soo galooti qaraabo islamarkaana ka diiwaan gashan tahay degmada aa dagan tahay ugu badnaan seddex sano. Koorsada waxaa lagu bixiyaa afkaaga hooyo ama luqad aad si fiican ugu hadasho. Halkaan waxaad ka heleysaa aqoon ku saabsan suuqa shaqada Iswiidhan iyo bulshada.

Waxaad fursad u heleysaa inaad ka wada hadashaan wixii aad rabto inaad wax ka ogaato oo aad su'aalo weydiisid. Koorsada, waxaad ku baran doontaa, tusaale ahaan, sida loo dalbado shaqo, siyaabo kala duwan oo loo fiiriyo barbaarinta carruurta, sida loo helo daryeelka caafimaadka oo sax ah iyo wax badan. Koorsadu waa 102 saacadood waxaana lagu bixiyaa cashar cashar saddex saacadood ah subaxdii ama galabtii.
 
*Lambarka Sooshiyaal Sikiyuuriti:
- (ÅÅÅÅMMDD - XXXX)
Aqoonsiga la ilaaliyo
*Magaca hore:
*Magaca danbe:
Lagaa helo:
*Cinwaanka wadada:
Cinwaanka guriga:
*Lambarka boostada:
*Degmada:
*Lab ama Dhedig midkaa tahay
Dhedig  ||  Lab  ||  Lama Yaqaan
*Talefoon:
*Afka koowaad
Luqado kale
Luqadda saddexaad
Afka afraad
*Imaada Sweden
(Taariikh)
*Waxbarashada ugu dhameystiran
*Tacliin (wadarta sanadka)
*Gali heerkaaga aqoonta kombuyuutarka
*Waxaan rabaa inaan kaqaybqaato koorsada at
Subixii  ||  Galabtii
 
*Waxaan ku raacsanahay in macluumaadkeygu ka diiwaan gashan yahay diiwaanka kaqeybgalayaasha hanuuninta bulshada